Gudoomiyaha cusub ee degmada Baraawe Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa Wareysi gaar ah.

Universal TV
Universal TV
67 followers
141 Video Views·Dec 14, 2024

Gudoomiyaha cusub ee degmada Baraawe Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa Wareysi gaar ah oo uu siiyey Universal TV kaga hadlay arimo kala duwan oo ku saabsan xaaladda degmada iyo qorshayaasha u dagsan maamulkiisa.