Raas-kambooni si AS u qabsan DF ayaa ka jawaabtay oo ciidan geysay" RW Xamse

Universal TV
Universal TV
13 Video Views·Dec 4, 2024

"Maamulka deegaanka Raas-kambooni ayaa Jubbaland ka codsaday in Ciidamo lgeeyo goobihii ay ka baxeen ATMIS si AS u qabsan waana diiday Kadibna DF ayaa ka jawaabtay oo ciidan geysay"