
maxaa keenay in shir haween loogu talagalay in aay ka qaybgalaan Rag wasiiro ah?
1 Video View·Oct 25, 2024
Wafdi kasocda dowladda Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka Qoyska iyo hormarinta Xuquuqul Inasaanka XFS ayaa New York uga qeybgalaya Madasha sanadlaha ah ee dowladaha ku mideysan Haweenka,Nabadda iyo Amniga.
